Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay habraaca sixitaanka & hufnaanta doorashada

Midowga Musharaxiinta ayaa soo bandhigay qoraal ay soo diyaariyeen oo ku saabsan  sixitaanka habraaca, hufnaanta iyo daah furnaanta doorashooyinka. Qodobada ay soo jeediyeen Midowga Musharaxiinta waxaa ka mid ah in dib loogu laabto dhammaan kuraasta doorashadooda lagu muransan yahay, lana buriyo go’aankii ay gaareen Guddigii xalinta khilaafaadka ee dib u habeynta lagu sameeyay Xubnaha Midowga … Continue reading Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay habraaca sixitaanka & hufnaanta doorashada